Bulshada Baydhabo Oo Looga Digay Dhibaatooyinka Caafimaad daro ka Dhalan Kara Roobabka.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo roobabka Dayrta ay ka da’een Magaalada Baydhbo iyo deeganada hoos yimaada kaa soo sababay daadad ka dhashey khasaare naf iyo maalba leh.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Iyo Faayadhowr-ka dowalada hoose degmada Baydhabo ayaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay Dhibaatooyinka Caafimaad Daro Ee Ka Dhalan Kara dadaadka uu roobka watay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here