Bulshada Baydhabo Oo loo qabtey Dood lagu fahamsiinayey ahmiyada Dowladaha Hoose.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaagan ayaa u jeedkiisu tahay in Bulshada KG gaar ahaan kuwa Baydhabo lagu fahamsiiyo Muhiimada ay leedahay dhismaha Golaha Deegaanka taasoo shacabka ay soo dooranayaan dadka ayagu metelaya si ay ugu adeegaan

Kulanka Dah-furka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano Agaasimiyaal qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada iyo marti sharaf kale oo ka yimid Gobolada dalka kaasoo ay soo qaban qaabisey Macahadka Cilmibaarista ee Irad.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here