Bulshada Baydhabo Oo lagala tashanayo Nuqulo kamid ah Dastuurka dalka

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Shirka Latashiga Hay’adaha Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ee soojeedinta Wax-Kabeddelka Cutubyada 5aad Ilaa 9aad Ee Dastuurka KMG ah.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada KG, Wasiirka Dastuurka KG, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaalada XFS, Xubno ka socday Guddiga Madax banaan ee Dastuurka iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here