Bulshada Baladweyne Oo Loogu Baaqay Isticmaalka Raashiinka Wadaniga ah

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlo cunooyinka laga keena dalka banaankiisa isticmaalkooda waxaa ka wanaagsan kuwa laga hela gudaha dalka Raashiinka dalka ka baxa sida Galeyda,masagada iyo digirta ayaa laga helaa nafaqo wanaagsan

Dr Cabdi Naasir Maxamad oo ka mid ah dhaqaatiirta ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiraan ayaa bulshada magaalada ugu baaqay iney badiyaan isticmaalka raashiinka wadaniga ah si looga hortago xanuunka nafaqa darada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here