Bulshada Afgooye Oo Ka Faa’ideysatay Ololaha Hormarinta Waxbarashada Gabdhaha.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan wadey ololaha Hormarinta Waxbarashada Gabdhaha ayaa kusoo Gabagabeysay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here