Boqol arday oo Xaflad qalin badalasha ah loogu qabtay Baladweyne

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan Shahaado lagu gudoonsinayay 100 Arday oo Bartay maadooyin kala duwan ayaa magalaad beledweye looga qabtay Dufacdii 31aad ee Ka Qalanjibisay Macadka Ramadaan, waxaana munaasabada goob joog ka ahaayeen Waalidiin, Ardayda, Bahda Waxbarshada iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here