Boqol Arday danyar ah ku nool Xudur Oo Loogu deeqay Waxbarasho Bilaash ah.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmooyinka gobolka Bakool ee koonfur galbeed soomaaliya waxay kamid yihiin kuwa ay dadkooda ku barakaceen taasi oo ay sabaabtay in carruur badan ay wayaan qarashii ay wax ku baran lahayeen madaama dadkaasi ay kamid yihiin kuwa danta yar.

Iskuulada qaar ee degmada Xudur ayaa kamid ah kuwa tirooyin yar oo carruur ah ay ka heleen waxbarasho lacag la’aan ah taasi oo maamulka u arkeen in ay mustaqbalkooda lagu badbaadiyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here