Booliska Soomaaliland Oo Loo Tababarey Isticmaalka Tiknoolijiyada Casriga ah

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa waxaa loo furay 60 sakaal oo ka tirsan ciidanka Booliska maamulka soomaaliland, tababarkaan ayaa waxaa uu qeyb ka yahay barnaamijka kobcinta adeegsiga Tiknoolajiyada oo ay hirgalisay wasaaradda Isgaarsiintu kaasi oo uljeedadiisa ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa adeegsiga iyo ka faa’ideysiga Tiknoolajiyadda.

Tababarkaan ayaa muddo hal bil ah ka socon doonaa xarunta hal-abuurka asigoona tababarkaan uu noqon doono midkii sedaxaad ee loo qabto Booliska.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here