Booliska Masar oo baadi goobaya nin gabar ka dafay taleefankeeda

0
445

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dalka Masar nin tuug ah ayaa Gabar telfoon ka dafay iyada oo qaab Video call ah gabar saaxibadeed ah kula hadleysay,

Ninkan ayaa isagoo shaashada eegaya gabadhii khadka ku jirtay sawiro ka qaaday.
Kaasi oo ay Internetka kusoo share gareysay.

Tuugaan ayaa hadda boliiska dalka Masar waxaa ay ka raadinayaan halka uu ku suganyahay iyagoo sawirka ninkan ku dhejiyo qeybo kamid ah wadooyinka magaalada Caasimada u ah dalka Masar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here