Booliska Gobolka Bari Oo Gubey Waxyaabo Maanka dooriya Oo ay Soo qabteen

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Noocyada kala duwan Waxyaabaha Maanka dooriya ayay Ciidanka Booliska Gobolka Bari ku gubeen Meel fagaara ah ee ku taalo Magaalada Boosaaso kuwaasi oo laga soo qabtey qeyba kala duwan Magaalada taasi oo horey Maxkamadaha xukun uga rideen dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaalayay

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Cabduqaadir Jaamac dirir ayaa laamaha amniga ku amaaney doorkooda soo Qabashada Maandooriyaasha iyo dadka ka Ganacsada isagoo ku baaqey in laga qeyb qaato Suulinta Maandooriyaha

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here