Biyo dhaamin loo sameeyay Barakacayaasha ku nool Baydhabo

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Guud ahaanba dadka barakacayaasha ayaa waxey yihin kuwa ay saameyn weyn ku yeelata dhanka biyaha ayigoo aan ingtooda badan helin biyo ku filin walow ay qaarkood haytaan biyo dhaamin ay u sameyeen qeybaha kala duwan ee bulshada

22 bishaMaarso ayaa guud ahaanba waxaa dunida looga dabaal degey maalinta biyaha Aduunka , waxaana qeyb ka aheyd degmada beydhbo oo ay wasrada Tamarta iyo keyraadka biyaha dowlada goboleedka konfur galbeed ay siweyn u hustey maalintaasi.
Uga horeen gudoomiyaha gobolka baay Ali Wardhere Abdirahmaan ayaa sheegey in ay muxiim tahay keedinta biyaha.

Warbixintan waxaa noo heyso Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here