Biya Mareenka Axadow Tuulada Geeda-barkaan Jowhar Oo dib u dayactir Lagu Sameeyay.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid xariga looga jaraayey biyo mareenka Axadow oo ka tirsan Deegaanka geedo birkaan ee Degmada Jowhar ayaa Waxaa ka qeyb galey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeela iyo Hay,ada FAO .

Dahfurka kanaalkan ayaa Waxaa uu ku soo aadayaa Xiliga Tacbashada beeraha deegaanada Hirshabeele

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here