Beeraleyda Marko Oo Loo Qabtay Tababar ku saabsan Maareynta Kanaalada Biyaha.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin Ka Tirsan Wasaaradaha Dhalinyarada Iyo Beeraha Dowlada KGS ayaa Magaalada Marko Ku Daahfurey Tababar Ku Saabsan Maaraynta Kanaalada Biyaha Iyo Sidii Bulshada ay uga Faa’ideysan Lahaayeen.

Tababarkan oo loo qabtay Qaar Ka mid ah Beeraleyda deegaanada buufow bacaad ilaa iyo Shalambood oo ka tirsan Magaalada Marko ayaa furitaankiisa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Marko.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here