Beeraleyda KG Oo Loogu baaqay xoojinta Wax soo saarkooda.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Afartii sano ee la soo dhaafey waxaa Soomaaliya ka jirtay Roob yaraan oo saameysey Beeralayda iyo Xoola dhaqatada, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Abdullahi Hassan Siidow ayaa waxa uu sheegey in ay wadaan sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka dalagyda dalka iyo in laga kabo kaabayaasha waraabka Beeralayda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here