Beeraleyda Jowhar Oo Dalbaday Daawooyinka lagu kobciyo dalaqa Bariiska.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jowhar Waa Magaaladii ugu horeysey ee dhul ahaan loo arko in lagu beeri karo bariis cadaha 1968 ka dib markii tijaabo lagu sameeyey magaalooyin badan oo ay wabiyada maraan.

Hada beeraleyda Degmadaasi waxaa ay dhibaato ku qabaan helista daawooyin lagu kobciyo wax soo saarka Bariiska oo ilaa hada beeraha qaar ay ka wadaan Jowhar

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here