Beeraleyda Hirshabeelle Oo Loogu Baaqay kobcinta Wax soo saarka.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Beeraha iyo Waraabka mamulka Goboleedka Hirshabelle ayaa beeraleyda Deegaanada Hirshabelle ugu baaqday kordhinta Wax soo saarka beeraha Xilli roobaadka Guga.

Beerleeyda deegannada Hirshabeelle ayaa hadda wada dadaalo ay ku doonayaan inay ku tacbadan beerahooda maadaam la guda galay xili roobaadkii Guga

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani