Beeraleyda Gobolka Shabeelaha dhexe oo bilaabay tacabka beeraha Xiliga Gu’ga

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Beeraleyda Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay bilabeen tacabka beeraha xili roobka gu’ga uu ka curtay deegaanada Mamaulka Hirshabeelle.

Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegay in ay u diyaar garowayan tacabka beeraha xiliga Gu’ga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here