Beeraleyda Gobolka Hiiraan oo dib u bilaabay tacabka beeraha kadib fatahaadii dhacday.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay lafdhabar u yihiin wax soosaarka dalka taasi oo aanan marnaba ka reebin roob la,aanta iyo Fatahaadaha mararka qaar ka dhaca qeybo ka mid ah dalka.

Waa beeraleyda Deegaanka shabeelow ee gobolka Hiiraan oo ku guda jira daryelka mirihii ka harey Fatahaadii dhawaan ka dhacay gobolkaasi iyo beerista miro cusub.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here