Beeraleyda gobolka Hiiraan oo bilaabay tacbashada beerahood.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Beeraleyda deegaanka Leebow oo ka mid ah deegannada hoos taga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inay tacbadan beerahooda kadib markii roobabkii guga ay ka curteen dalka islamarkana si weyn ay ugu diirsadeen dadka iyo duunyada oo muddo la dala dhacayay abaarta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here