Beeraleyda Gobolka Baay Oo Raja Wanaagsan ka qaba Abuurka Xili Roobaadkan

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhawaaan Guud ahaan dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa ka da’ay Roobab ay Si wanaagsan uga diirsadeen Dadka Beeralayda iyo Xoola dhaqatada ah oo Mudo Afar sano ku jirey Abaaro ay ku waayeen Dalagooda iyo Xooladahooda islamarkaana ku sigtey dadka ay galaafato.

Beeraleyda KG gaar ahaan Kuwa Gobolaka Baay ayaa ku howlan Abuurka Dalagyada kala duwan Dalka ka baxa si ay uga faa’ideystaan roobaabkaas da’ay maadama aan mudo wax Beeran.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here