Beeraleyda Gobolka Baay Oo Baydhabo Ku soo Bandhigey Wax soo saarkooda

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa lagu qabtay bandhiga tacabashada beerashada Casriga ah kaasi oo loo qabtey iskaashatooyinka beeraleyda ee degmada Baydhabo.

Bandhigaan oo ay soo qaban qaabisey shirkada abuurka ee Siised ayaa waxaa ka soo qeyb galey Howl wadeeno ka socoda wasarada beeraha iyo waraabka ee dowlada goboleedka koonfur galbeed iyo madax ka socotey qaar ka mid ah hay’adaha ka howl gal gudaha dalka.

warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here