Beeraleyda Gobalka Baay Oo Cabasho Ka Ah Cayayaan Waxyeello U Geystay Dalagyadii ay Beerteen.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeralayda Soomaaliyeed ayaa Waqtigaan Ku gudi jiraan Ilaalinta Dalagii Sanadkaa La beeray waxaana beeralayda Dagaal Xoogan kula jiraan Cayayaanka Beeraha Cuna Shimbiro Soo jireen ahaa ayaguna dagaalka qeyb ka ah oo beerta laga dhowraya.

Ibraahim Muqtaar oo kamid ah Beeralayda Gobolka ayaa sheegaya dhibaatada ay kala kulmayaan Shimbiro Deegaanka loogu yaqaano Shikley Beerahooda ayagoo Raxan raxan u socda ay cunayaan.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here