Beeraleyda Galmudug Oo loogu Baaqay Xoojinta Tacbashada Beeraha

0
162

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha waaxda siyaasadda iyo qorshaynta wasaaradda Beeraha iyo waraabka Galmudug Maxamed Salaad Cilmi ayaa waxaa uu sheegay In wasaaraddu ay shaqo wanaagsan ka qabatay sidii sare loogu qaadi lahaa wax soo saarkaa beeralayda Galmudug.

Agaasimaha ayaa dhanka kale beeralayda ugu baaqay inay xoojiyaan tabcashadooda dalagyada kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here