Beeraleyda Degmada Wanlaweyn Oo Saameeyay Fatahaada Wabiga Shabeelle

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tuulooyin ka tirsan Degmada Wanlawen Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ka taagan xaalad adag ka dib markii uu ku Fatahay Wabiga Shabeell, wuxuuna Saameyn ku yeeshey Beeraleyda Degmadaasi oo mudo aysan u bixin wax dalag ah.

Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn Abdaxakiin Abdullahi oo kormeer ku tagey qaar ka mid ah tuulooyinkaasi si uu u soo qiimeeyey xaalada dadka halkaas ku nool iyo xaalka Beeraha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here