Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ganacasato soomaliyeed oo kaashanaaya wasarada beeraha hukuumada fadaraalka sooamaaaliya ayaa markii afaraad moos u dhaafiyey dalka boqortooyadad sacuudi Carabiya taasi oo muujineysa in uu dib u soo laabtey xirirkii ganacsi oo sooamliya la laheyd dalalka caalamaka.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir