Beeralayda Soomaaliland Oo Loogu baaqay kor u qaadista wax-soo saarka Beeraha.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Soomaalind ayaa Beeraleyda Soomaaliland ugu Baaqey in ay ka faaideystaan Roobabka Dhawaan la filayo in ay ka da,aan Qeybo ka mid ah Soomaaliland sida la Saadaaliyey

Wasiirka Wasaarada Beeraha Soomaaliya oo Shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegey in Beeraleyda Soomaaliland looga Baahanyahay in ay ku dadaalaan Sanadkaan Tacbashaa Beeraha si loo helo wax soosaar Badan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here