Beeralayda Shabeelaha Hoose Oo Loogu baaqey in ka Faa’ideystaan Kanaal biyood loo dhisey

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka wasarada Dhalanyerada iyo Diyaaraha KG  iyo Agasimaha guud wasaarada Dhalanyerada iyo ciyaarha oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Degmada marka iyo ku xigenadiisa masuuliyiin kasocday hay’ada FAO, IOM Wasaarada Beeraha iyo shaqadoon ayaa kormeer Indho indheyn ah ku tagay ilaa shan kanaal biyood oo laga hirgaliyey Degaanada buufow bacaad iyo shalaanbood.

Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ayaa mid mid u dul istaagay kanaalada oo ay faa’iido badan ka heli doonaan dhalinyarada oo hormuud u ah bulshada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here