Beeralayda Puntland Oo Lagu wareejiyey Agabka Beeraha.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland ayaa lagu wareejiyay qalab loogu tala galay beeralayda degaanada ka tirsan gobolada Puntland.

Mashruucaan ayaa waxaa iska kaashanayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland, hay’adaha ka shaqeya arimaha beeraha oo gacan ka helaya hay’adda WFP.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here