Beeralayda Magaalada Baladweyne Oo ka Cabanaya Cayayaan dhibaata ku haya wax soo saarkooda

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanadihii dambe waxaa dalka ku soo badanayey dhibaata ay la kulmayaan Beeralayda Soomaaliyaad gaar ahaan marka ay kugudu jiraan Xiliga Abuurka waxaa dhasha Cayayaan ka Cuna dalaga taasina caqabad ku noqota waxsoo saarka Beeraha dalka

Beeralayda Magaalada Baladweyne oo markii hore dalagooda dhibaateeyey daadad iyo Fatahaad hadana waxay la daalaa dhacayaan dhibaata uu ku hayo Cayayaan kala duwan oo Beeraha ku jira Beeraleydana qaarkood aqoon iyo Tabar aysan u lahayn in ay la tacaalaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here