Beeralayda Kismaayo Oo Laga Wacyigeliyey halista Sunta Beeralaha loo isticmaalo

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkada Horn Agro oo ka shaqeysa Abuurka Tayeysan iyo Aqabka Beeraha ayaa deegaanada Qaam-qaam, yoontoy iyo buulogaduud ka sameysey wacyigalin ku aadan Abuurka sumeysan ee ay Shirkadu iibiso

Howl wadeenada Shirkada ayaa Beeraleyda uga digey Sunta Abuurku yeelyahay iyo Cayayaanada loogu talagalay iyo Xalista ka dhalan karta hadii ay suntu dadka gaaro waxayna beeradeyda ku dhiirogaliyeen Tacbashada Beeraha maadaama inta badan dhibaatadii Fatahaadaha laga dawoowey

Warkung waliba nig haaye Mahamed Eethyng Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here