Beeralayda Jubbaland oo loogu baaqay in ay ka faa’iideystaan xili roobaadka Gu’ga.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xilli saacadiihii lasoo dhaafay Magaalada kismaayo iyo Deegaano katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland uu ka curtay Roobka gu’ga ayaa wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Geele Maxamed Aaden fariin u diray Shacabka reer Jubbaland in ay beeraha fashaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here