Beeralayda Gobalka Baay Oo Saameyn dhaqaale ku yeeshay Cudurka Karoona.

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka Safmarka ah ee Corona Sanadkaan wuxuu saameyn aan la soo koobi Karin ku yeeshay waxwalba Nolosha dunida Aas aaskeeda ahaa Sida Gancsiga Caafimaadka waxbarasada dhaqaalaha iyo mid Bulsho Beerlayda soomaaliyeed ayaa ayaguna saameyn ku yeeshay Beerahooda waxaana uu uga yeeshay inaysan heli Karin Daawada Abuurka badankeed laga keni jirey Dalka dibadiisa iyo dalagyada soo baxa aysan u helin suuq fiican taasina waxay keentay in Beeralayda somaliyed gaar ahaan Beeralayda Gobolada Bay iyo Bokool maadaama Beeraha ay yihiin kuwa ay ku tiirsan yihiin dhaqaalaha Noloshooda ku maaareyaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here