Beeralayda Gobalka Baay Oo Ka Cabanaya Cayayaan Ka Cunaya Dalagyadooda.

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeraleyda Duleedka Magalada Baydhabo ee Tacbaada Galayda iyo Digirta ayaa Sheegay inay Dhibaato ku qabaan Wax ay uga Yeereyn (Malabsato) kaa soo Sameyey Abuurka oo aysaan noqonin sidii La rabay ayaguuna ay sameyeyn isku day ah in ay sun ku buufiyeen Balse ay wax ka Tari waysay Suntaasi.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here