Beeralayda Gobalka Baay Oo Helay Maalgelin Lagu Hormarinayo Wax soo saarka Beeraha

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeralayda Soomaliyeed Dowladii Dhexe Dalka Ka Talin Jirtay Waxay Ka heli Jireen Taageero Garab Istaag ay Kow Ka tahay Tayada Abuurka Dagaalka Cayayaanka Kasta Soo Weerara Cudurada Ka dhashaan Beeraha Suuqgeynta Intaas Waxay Meesha Ka bexeen Markay Dowladii ayaduna Halkaasi Ka baxday Wixii Ka Dambeeyay Beeralayda Waxay La daala dhacayeen Dhibaatooyin Fara badan Waxaa Halkaasi Ka baxday Wax Soo saarkii Badnaa Dalka Uu Lahaa.Hada Beeralayda KG Ayaa Waxay Heleen Maalgelin Taageero Towbaro Lagu Horamrinayo Dalagada Dalka Ka soo Go,a.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here