Beeralayda Gobalka Baay Oo Dalbaday In Laga Taageero Daawada Lagula Dagaalamo Cayayaanka Beerahooda Cunaya.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Beeraha Ku yaala Duleedka Baydhabo Loo Yaqaano Taakow iyo Wagera Waxay U badan yihiin Beeraha qudaarta Kala Duwan Lagu Beero Kuwaasi oo aad Looga Isticmaalo Magaalada Baydhabo Iyo Mararka Qaar Loo sii gudbiyo Gobolada Bay Iyo Bokool Degmooyin Kamid ah Hasa Yeeshee Beeralayda Tabcata Beeraha qudaarta ayaa Hada waxay Wajahayaaan Caqabad aysan awoodin kaligood inay ka gudbaaan oo ah Cayayaan Fara badan oo beerihii Ka Cunaya Qaarkood aysan waligood arkin.

Warkan Waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here