Beeralayda Gobalka Baay Oo Dalbaday In Dalaqyada ay Soo Saaraan Suuq Fiican Dowlada U Yeesho.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soomaaliya Waxaa Ka da,ay Roobab Xoogan oo ay Ku diirsadeen Dadka iyo Duunyada, Beeralayda waxay hada galeen abuurka Beeraha si ay uga Faa,ideystaan maadaama dalaqyada ay soo saartaan uu ku xiranyahay Roobabka Koonfur Galbeed dadka Ku nool waa dad Ku tiirsan Xoolaha Iyo Beeraha Sida Masgada Galayda Digirta Sisinta iyo Qudaarta Noocyadeeda kala duwan,Haseyeeshee Beeralayda ayaa Marka ay sidaan u helaan Roob ku filan waxaa la soo derista suuq yaraan qiimaha Dalagooda oo aan suuqyada waxba ka joogin taasina ay ku tahay mid tacabkooda hoos u sii dhigaya.

Warbixintan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here