Beeralayda Garoowe Oo Lagu Wareejiyey Cagaf Cagafyo iyo abuurka dalagyada.

0
330

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan Lagu wareejinayay Sideetan ka mid ah Iskaashatada Beeraleyda Garoowe Sagaal nooc oo dalag ah Laba iyo taban Solar ah iyo Laba Cagaf Cagaf ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka mid ah Maamulka Puntland Madax ka Socotey Hey’ada Seve the Children oo Mashruucan taageertey.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland Axmed Shire Siciid ayaa Beeraleyda Ku wareejiyey Agabkaas si ay kor uga qaadaan Wax soo saarkooda Dalagooda islamarkaana loogu tala galay in la fududeeyo qaabka wax loo soo saaro, Isagoo Beeraleyda ugu baaqey in ay ka faa’ideystaan agabkan lagu wareejiyey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here