Beeralayda Degmooyinka Baligubadle iyo Sallaxley Oo la siiyay abuurka beeraha.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dawladda Turkiga ayaa 100 ka mid ah Beeralayda degmooyinka Baligubadle iyo Sallaxley ugu deeqday abuurka beeraha ah, Dawo iyo Nafaqeeyaha carada.

Wasiirka horumarinta beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo masuuliyiin ka socotay dawladda Turkiga ayaa ka soo qayb galay xafladaa lagu qaybinayay Abuurka, Dawada iyo Bacriminta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here