Beeralayda Degmada Xudur oo Codsaday in Laga garab siiyo La dagaalanka Ayaxa.

0
366

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Beeraleyda tuulada buulow ee hoos tagta Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxey ka hadleen dhibaatooyinka ka taagan dalagyada lagu abuuro beerahaasi. 2019 kii beeraha buulow waxaa ku habsadey ayax iyo daadad ka dhasheen roobabkii ka da`ay gobolkaasi iyadoo 80% dalagyadii lagu abuurey beerahaasi sidaasi ay ku baaba`een sida ay inoo xaqiijiyeen beeraleyda buulow ee ka tirsan Degmada Xudur.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here