Beeralayda Deegaanada Maroodi-Jeex iyo Awdal Oo lagu wareejiyey Agabka Beeraha.

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaaliland oo kaashanaysa Mashruuca Barwaaqo ayaa qalabka beeraha u qaybisay Beeraleyda Deegaano hoos yimaada Maroodi-Jeex iyo Awdal.

Saraakiisha Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaaliland ee ka Howl-gasha Mashruuca Barwaaqo, Iskuduwaha Wasaarada Horumarinta Beeraha ee Gobolka Awdal ayaa Ugu Horeyn ka hadlay Goobta qeybinta qalabka beeraha.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here