Beeralayda Baledweyne Oo wajahaya Abuur la’aan ka dib markii ay waayeen dhaqaale

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Boqolaal beeraleyda Baladweyne ah ayaa wajaheysa abuur la,aan ka dib markii ay waayeen meel ay deen iyo maalgalin ka helaan waxaan ay tani hoos u dhigeysaa wax soosaarka beeraha gobolka Hiiraan

Cabdiasiis Axmed Cadow oo ka mid ah beeraleyda Baladweyne ayaa sheegey in lahii laga cawin waayo abuurka beeraha ay u hoos u dhici karto wax soosaarka beerahooda

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here