Beeraha Magaalada Baydhabo Oo laga dareemayo soo kabasho dhanka wax soo saarka ah.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobabkii dayrta ee ka dhacey dalka ayaa beeraleyda waxaa uu u sababey isbedel dhanka dalaqyada beeraha ayidoo beeraha ay sanadkaan noqdeen kuwa ka duwan sanadadii hore maadam sanadadii hore ee beeraha aan intooda badan waxba ka bixi jireen taasina sababtey roob yarida ka jirey degaanada konfur galbeed soomaliya.

beeraleyda hada waxey ku guda jiraan sidii ay tabcashada beeraha ay kor uga qaadi lahayeen iyo la tacaalida ayayaanka dhib dalaqyada beeraha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here