Beer Loogu talagalay wax soo saarka Khudaarta Oo laga hirgaliyay Jowhar.

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda beeraha Hirshabelle oo Green House loogu talagalay wax soo saarka Qudaarta ka hergalisay Magaalada Jowhar ee Caasimada kumeel gaarka ah ee Hirshabeele

Wasiir ku xigeenka Hirshabeele Maxamed Qaasim Daqare ayaa sheegey in Green House uu bilow u yahay Hormarinta iyo tayeynta waxsoosaarka Beeraha shirshabeele.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here