Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudi uu soo dhisey madaxweynaha maamulka Puntland oo ka koobnaa Wasiiro xildhibaano iyo culimo ayaa ku guuleystey dhexdhaxaadinta beelo walaalo ah oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Maamulka puntland
Dagaalka oo salka ku hayey dil dhexmarey labada beelood ayaa hada waxaa ay ku heshiiyeen in ay diyo kala qaataanaa waxaana kulanka lagu heshiisiinayey fadhiyey Odayaasha laba beelood iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniĀ