Beelo ku dagaalamaya Gobolka Mudug Oo Loogu baaqay joojinta Colaada halkaas kasoo cusboonaatay

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)La-taliyaha Madaxweynaha Galmudug Axmed Shire Falagle oo Shir jaraaid qabtey ku baaqay joojinta Colaad beeleed kasoo cusboonaatay Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug isagoo sheegey in dagaalka uu dhibaata xoogleh uu geystey Shacabka deeganadaas ku noolaa qasaara isugu jira dhimisho iyo dhawaacna ka dhasheen.

La-taliyaha Madaxweynaha Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa Odoyaasha iyo Maamulada Galmudug iyo Puntland ugu baaqey in ay si dhaqsi uga howl galaan sidii loo joojin lahaa dagaalada halkaas ka socda oo uu geysanayo qasaara aad u weyn

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here