Beelo ku dagaalamaya Gobolka Galgaduud Oo loogu baaqey Joojinta Dagaalka.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalmihii ugu dambeeyey waxaa deegana ka mid ah Gobolka Galgaduud ka dhacaayey dagaalo beeleedyo geystey Khasaaro isugu jira dhimisho iyo dhaawac dad badana ay ka barakaceen guriyahooda

Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqey beelaha dagaalamaya in ay dagaala joojiyaan Nabadda qaataan iyagoo sheegey in dagaal Soomaaliya ka soo daashay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here