Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmihii la soo dhaafey Waxaa dagaala Beeleedyo ka dhacayeen Deegana ka tirsan Degmada Cadale Ee Gobolka Shabeelada dhexe kaas oo geystey qasaara isugu jira dhimisho,dhaawac iyo Burbur Hantiyadeed,iyadoo dad fara badan ay ka barakaceen guriyahooda iyagoo ka cararaya dhibaatada halkaas ka jirta
Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macallin Muuse ayaa beelaha dagaalamaya ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka islamarkaana ilaaliyaan Nabad kuwada Noolaanshaha Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady