Beelo ku dagaalamay Gobolka Mudug Oo lagu guuleystey in Ciidamo isku dhaf ah la dhax dhigay.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay in ciidamo isku dhaf ah ay kala dhex dhigaan beelo walaalo ah oo ku dagaallamay deegaannada galbeedka Gobolka Mudug

Waxaana lagu heshiisey in maleeshiya Beeleedka ku dagaalamey Deegaanka la kala deegaayo deegaanada Galdugowba iyo bandiiradley.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here