Beelo ku dagaalamay Deegana ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Oo Loogu baaqey Nabad

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii Todobaad ee la soo dhaafey ayaa waxaa Degmooyinka Cadale iyo raagaceele Oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe ka dhacayay Dagaalo Beeleedyo sababay Qasaaro isugu jira dhimisha iyo dhaawac iyo burbur Hantiyeed.

Si loo joojiyo Dagaaladaasi ayaa waxaa halkaasi gaarey Madaxweynihi hore Soomaaliya Shariif Shekh Ahmed si uu ula kulmo dhinacyada dagaalamey islamarkana loo wada hadal siiyo dadka walaalaha ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here