Beelo ku dagaalamay Deegaano hoos taga Buur-hakaba Oo Loogu baaqey Nabad.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmihii la soo dhaafey Waxaa dagaala Beeleedyo ka dhacayeen Deegana ka tirsan Degmada Buur-hakaba Ee Gobolka Baay kaas oo geystey qasaara isugu jira dhimisho,dhaawac iyo Burbur Hantiyadeed, iyadoo dad fara badan ay saameyn ku yeelatay dhibaatada halkaas ka dhacday.

Qaar ka mid ah Odeyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Degmada Buur-hakba iyo Siyaasiyiinta ka metela Koonfur Galbeed ayaa beelaha dagaalamaya ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka islamarkaana ilaaliyaan Nabad kuwada Noolaanshaha Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here